Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Todobaadkan Bilaabaya Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Iyo Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhammaadka toddobaadkn diwaan-gelin tijaabo ah ka bilaabaya gobollada Hawd iyo Daadmadheedh.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ku bogaadiyey guddida doorashooyinka qaranka Diiwaangelinta casriga ah ee codbiyeyaasha ee tijaabada ah sida uu kusoo qoray barta uu ku leeyahay Facebook

“Waxa aan ku bogaadinayaa Komishinka Doorashooyinka Qaranka [KDQ] in ay ka bilaabayaan Arbacada 2da September 2020ka, Gobolka Daadmadheedh Magaala Madaxdiisa Oodweyne iyo Gobolka Hawd Magaala Madaxdiisa Balligubadle Diiwaangelinta casriga ah ee codbiyeyaasha oo tijaabo ah” ayuu yidhi

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this