Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Danab oo howl-gal ka fuliyey wadada Muqdisho & Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 4-aad guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka sameeyay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.

Howl-galka ayaa ahaa mid ka dhan ah Al-Shabaab oo inta badan weeraro ka fuliyo waddadaasi.

Taliyaha urur 4-aad guutada 16-aad ee Kummaandooska Xoogga Dalka ee Danab  ayaa sheegay in intii ay ku guda jireen howl-galka ay waddada ka soo saareen Miinooyin uu sheegay inay Al-Shabaab  galiyeen inta udhexeeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

118516854_3478926705472280_3054152101590 118517909_3478926948805589_3207534983927 118523324_3478927102138907_8108681909371 118683899_3478926838805600_7395204116472

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this