Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad Ku Dhaawacmay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   

Hal ruux ayaa ku dhaawacmay mudaharaad maanta ka dhacay magaalada Boorama. Mudaharaadkan ayaa la sheegay in uu yimid ka dib markii magaalada laga hor istaagay in uu gudaha u soo galo Ugaaska Beelaha Awdal Clan.

Muddooyinkii ugu dambeeyay gobolka Awdal ayaa waxaa ka taagnayd xiisad la xidhiidha saami qeybsiga Golaha wakiillada Somaliland, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this