Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor Qoor oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   
Qoorta-1.jpg?resize=737%2C659&ssl=1

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Caawa magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulkaasi.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Qoor Qoor oo ku taariikhaysan 26-ka Agoosto 2020 ayaa Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug loogu magacaabay Cabdicasiis Nuur Xuseen.

Wareegtada ayaa lagu xusay in Madaxweynuhu Magacaabidda sameeyay kadib markii uu arkay Soo jeedinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug islamarkaana garowsaday baahida deg dega ah ee loo qabo dhisidda Xeer ilaalinta Galmudug.

PUNTLAND POST

The post Qoor Qoor oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this