Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo faah faahisay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Howl-gal dhinaca cirka ah oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaasi lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

82ac0658-8135-4328-8ee6-0d873d6476fb.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this