Sign in to follow this  
Deeq A.

Kiiskii Hodan Shanlayste oo mar kale Maanta la dhegaysanayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta oo  Arbacada ah mar kale dhegaysanaysa, dacwadda loo haysto  7 nin oo ku eedaysan Kiiska AUN Hodan Axmed Maxamed Shanlayste.

Hodan Shanlayse, waxay ahayd gabar xaas ah oo 11-kii April 2019 kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

15-kii February 2020, ayay Maxkamaddu markii u horraysay dhegaysatay Dacwadda loo haysto Ragga ku eedaysan Kiiska, balse saddex jeer oo dambe ayaa dib loo dhigay Dacwadda.

PUNTLAND POST

The post Kiiskii Hodan Shanlayste oo mar kale Maanta la dhegaysanayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this