Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu uu warbixin ka dhegaystay Guddiga, islamarkaana bogaadiyay shaqada wanaagsan ee u qabsoomtay oo uu ku dhiirigeliyay in ay halkaasi kasii wadaan.

Qoraalka waxaa lagu xusay, in Madaxweyne Deni ay ka go’antahay  hirgelinta Nidaamka xisbiyada badan oo hadda meel wanaagsan maraya, Xukuumaduna waa garab taagantahay Guddiga, iyadoo la illaalinayo madax banaanidooda.

1-29.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 5-11.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 2-19.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 4-13.jpg?resize=960%2C958&ssl=1 3-15.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 9-10.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 7-9.jpg?resize=960%2C830&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this