Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Axmed Madoobe oo si weyn loogu soo dhoweeyey Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoovbe & wafdi uu hoggaaminayo.

Soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, mas’uuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

U jeedka safarka Axmed Madoobe ayaa la xiriira shir uu halkaasi kula leeyahay dhiggiisa Puntland, Mudane Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo looga hadlay xaaladda dalka.

Jubbaland iyo Puntland oo aan ka qeyb-galin wejiga 3aad ee shirka wada-tashida dowladda DHEXE iyo dowlad goboleedyada ayaa meel adag iska taagay heshiiskii Dhuusamareeb.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

118563146_986641775082676_2509423883319697511_o 118075245_986640711749449_1388261625612815583_o 118379955_986640205082833_8470652376626399814_o 118387255_986640571749463_4182503845522577988_o 118403597_986640608416126_8132838275641910230_o 118404551_986641418416045_7798512274833376687_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this