Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabis sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa gelinkii dambe ee maanta magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Galmudug, kadib wareegto uu soo saaray.

Qoor-Qoor ayaa xilka guddoomiyaha Maxkamadda sare u magacaabay Cabdullaahi Maxamuud Gacal, kaas oo isla galabta lagau dhaariyey Dhuusamareeb.

Gacal ayaa muddo dheer ka soo shaqeynayey maxkamadaha dalka, wuxuuna sidoo kale dhowaan iska casilay xilka xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka HirShabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this