Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda CQS ee Jubbaland oo xukuntay Askari dil geytay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamada QS ee Jubbaland ayaa Maanta  dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo ahaa Qof shacab ah.

Maxkamadda ayaa sido kale Saddex Sano oo xabsi ciidan ah ku ridday eedaysane, Maxamed Rashiid oo isna katirsana Ciidamada Daraawiishta Jubbaland.

Garsooraha Maxkamadda Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Bashiiir Maxamuud Xareed ayaa sheegay in eedeysanayasha ka tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee degaanka Cabdalla Biroole damiga lagu soo eedeyay in ay galeen, islamarkaana Maxkamaddu ay ku xukuntay dil iyo  xabsi Ciidan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this