Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   

Taiwan oo ah dal  aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale  ayaa safaaradeeda ka furatay  degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay talaabada ay qaatay Taiwan ee dhinaca diblomaasiyada.

taiwan-1.jpg

Dhanka kale  Afhayeen u  hadlay Wasaarada arrimaha dibada Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegay in dunida u aqoonsantahay Tawain gobol kamid ah dhulka Shiinaha.  china-somalia-somalind-1024x576.jpg

Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Iyo Argtidooda Somaliland & Taiwan

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this