Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Kaalo oo Tababar u qabatay Qoxootiga Yemeniyiinta iyo Magan-gelyo doonka Itoobiya ee ku sugan Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’ada Kaalo oo inta badan ka shaqaysan arimaha qaxootigga iyo mashaariicda kalle ee la xiriirta arimaha biniaadanimada iyo u qareemida dadka nugul ayaa maanta Magaalada Qardho tababar uga furtay 25 qof oo isugu jirra Qaxootigga yamaniyiinta iyo Dad magan-galyo doonka ah ee ka soo baxsaday Itoobiya.

Tababarkaan ayaa waxaa kasoo qayb-gallay Isuduwaha Wasaarada Arimaha Gudaha Gobolka Karkaar waaxda qaxootiyadda iyi  madaxda hay’adda KAALO ee Gobolka Karkaar,  iyo ka faaidaystayaasha.

Tababarkaan ayaa ahaa mid ka soo qeyb galaasha looga wacyi gelinayey tacadiyada ka dhanka ah dumarka iyo carruurta GBV

Ugu horeyn waxaa tababarka furay Cabdi-jaliil Saciid Xaashi oo ah madaxa KAALO ee Gobolka Karkaar, waxa uuna sheegay in tababarkan uu muhiim u yahay qaxootiga ku nool magaalada Qardho, taasi oo u horseedi karta in ay ka fogaaadan tacida ka dhanka ah dumarka iyo carruurta.

Barkhad Xaamud Isuduwaha Wasaarada   Arimaha Gudaha Puntland Gobolka Karkaar Waaxda Qaxootiyadda ayaa xusay in KAALO ay u tagaan tahay in dadka qaxootiga wacyi gelinu sameyso, isla markaana difaacyo xuquuqdooda.

Hay’ada Kaalo ayaa inta badan ka shaqaysa sidii qaxootiyadda loo bari lahaa xaquuqdooda, sidoo kalena loo siin lahaa kaalmo sharci hadii iyagga wax dhibaato ah loo gaysto.

Hoos ka eeg Sawirada Tababarka

  • 1-20.jpg?resize=1000%2C545&ssl=1
  • 2-12.jpg?resize=1000%2C575&ssl=1
  • 3-10.jpg?resize=1000%2C624&ssl=1
  • 4-8.jpg?resize=1000%2C659&ssl=1
  • 5-6.jpg?resize=1000%2C612&ssl=1
  • 6-4.jpg?resize=1000%2C645&ssl=1
  • 7-4.jpg?resize=1000%2C625&ssl=1
  • 8-4.jpg?resize=1000%2C653&ssl=1
  • 9-5.jpg?resize=1000%2C676&ssl=1
  • 10-2.jpg?resize=1000%2C769&ssl=1
  • 11-3.jpg?resize=1000%2C618&ssl=1
  • 12-2.jpg?resize=1000%2C634&ssl=1
  • 13-3.jpg?resize=1000%2C688&ssl=1
  • 14-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 15-1.jpg?resize=1000%2C605&ssl=1
  • 16-1.jpg?resize=1000%2C693&ssl=1
  • 17-1.jpg?resize=1000%2C561&ssl=1
  • 18-1.jpg?resize=1000%2C693&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Hay’adda Kaalo oo Tababar u qabatay Qoxootiga Yemeniyiinta iyo Magan-gelyo doonka Itoobiya ee ku sugan Qardho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this