Sign in to follow this  
Deeq A.

Warbixin:-Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3,  iyaga oo ku taliyey in wixii halkaasi la isku afgarto ay ku koobnaad labada gole ee heer federaal, waxaa kale oo ay ka digeen in Farmaajo uu Dhuusamareeb geeyo wixii uu la joogay Villa Somalia oo ah kutumashada sharciyada.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Dhuusamareeb 3

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Xogta Aqoonyahanada Ee Dhuusamareeb 3

Aqoonyahanno iyo Axzaab: Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this