Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:-Mowqifka Madasha Xisbiyada Qaran Ee Shirka Dhuusamareeb (3)

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray  ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac.

Halkan Ka Daawo Warka Ka Soo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Madasha Xisbiyada

Madasha Xisbiyada oo Sheegtay iney Ka Been Abuurteen Guddiga Farsamo Ee Dhuusamareeb3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this