Sign in to follow this  
Deeq A.

Somalia Oo Si Kulul U Cambaaraysay xidhiidhka Somaliland Iyo Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Dawladda Somalia oo cambaaraysay xidhiidhka ay Taiwan la samaysay Somaliland , kuna tilmaantay faragalin iyo madaxbanaanida Somalia oo meel lagaga dhacay.

Dawladda Somalia waxa ay ugu baaqday Taiwan in ay tixgeliyaan xeerarka caalamiga ah.

Hadalka Somalia ayaa ka dambeeyey ka dib markii Dawladda Taiwan Xafiis dublamaasiyaddeed si rasmi uga furatay Hargeysa

FB_IMG_1597760674693.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this