Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha xisbiyada Qaran oo war ka soo saartay shirka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha xisbiyada qaran ayaa war xasaasi ah ka soo saartay shirka wadatashiga madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Qoraalka ka soo baxay Madasha ayaa waxaa lagu sheegay in loo baahan yahay in shirka uu noqdo mid loo dhan yahay, si ay uga baxdo natiijo miro-dhal ah.

Sidoo kale waxa ay ka digtay in qolo gaar ah ay la wareegto shirka oo ah kii saddexaad, islamarkaana ay go’aan ka gaarto arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka.

Halkan hoose ka akhriso:-

,,,,,

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this