Sign in to follow this  
Deeq A.

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa waxaa ku dhaawacmay hal qof oo ah, kaas oo ahaa wada Mooto Bajaajle, sida ay inoo xaqiiijiyeen dad goobjoogaal ah.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in bartilmaameedka uu ahaa gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo marayey halkaasi.

Xaaladda ayaa hadda degan, waxaana si caadi ah ku soo noqday isku socdka dadka iyo gaadiidka intaba.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this