Deeq A. Posted August 18, 2020 Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale Dowladda federaalka iyo Maamu goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal kasoo baxay Jubbaland lagu sheegay in maamul ahaan ay diyaar u yihiin in go’aan loo dhan yahay laga gaaro qabsoomidda doorashooyin la isku raacsan yahay oo dalka ka dhaca. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qoraalka Ka Soo Baxay Jubaland Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Oo Faah Faahsan Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites