Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb 3

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale Dowladda federaalka iyo Maamu goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal kasoo baxay Jubbaland lagu sheegay in maamul ahaan ay diyaar u yihiin  in go’aan loo dhan yahay laga gaaro qabsoomidda doorashooyin la isku raacsan yahay oo dalka ka dhaca.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qoraalka Ka Soo Baxay Jubaland

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Oo Faah Faahsan

Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this