Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Dab-damiska Oo Badbaadiyey Hooyo Fool Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidanka Dab-damiska ee magaalada Hargaysa, ayaa Hooyo ku foolanaysay deegaanka Abaarso ka soo qaaday iyadoo ciidanku soo gaadhsiiyay Cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa , gaar ahaan qaybta umulaha.

Nasiib wanaag markii Hooyadaas ciidanku soo gaadhsiiyay cisbitaalka ayaa ay ku umushay goobtii.

Ciidanka ayaa ILLAAHEY ku guuleeyay in hooyadaas si deg deg ah u soo gaadhsiiyaan cisbitaalka guud ee magaalada.

Ugu dambayn Ciidanka ayaa ka qayb qaata arrimaha bini’aadanimo ee sida maalinlaha ah u dhaca, ee u baahan in wax laga qabto, Isla markaana laga soo dalbado qolka hogaaminta ciidanka Dab-demiska.

FB_IMG_1597684486386.jpg?resize=696%2C46
FB_IMG_1597684488775.jpg?resize=696%2C39
FB_IMG_1597684492368.jpg?resize=696%2C46

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this