Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Shil khasaare xoog leh geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo warramayaa inay waxyeelo ka soo gaartay shil gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Shilka ayaa yimid, kadib markii uu fariin goostay gaari xamuul ah oo marayey wadada, kaas oo dad badan jiiray.

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa xaqiijiyey in dhimashadu ay tahay saddex ruux, dhaawacana 17 qof.

Sidoo kale dadka dhaawacyada ah oo gurmad loo fidiyey ayaa waxaa la geeyey goobaha caafimaad ee magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

11 33 22

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this