Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo war Cusub ka soo saartay heshiiska Imaaraadka & Israel

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland oo war Cusub ka soo saartay heshiiska Imaaraadka & Israel

Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya Baashe Cumar Cawil ayaa shaaciyey in Somaliland ay soo dhoweynayso Heshiiska cusub ee dhex-maray UAE & Israel.

Baashe ayaa sheegay in Somaliland oo jecel nabadda ay si buuxda u taageereyso heshiiskaa

“Annagoo ah dad jecel nabada waxaan taageersanahay heshiiskii taariikhiga ah ee dhexmarey Isutaga Imaaraatka carabta iyo Israa’iil taas oo lagu bedelay qaadashada isukeeninta miiska (la joojiyo codsiyada madaxbanaanida aagagga Daanta Galbeed). Heshiiska ayaa tusaale wanaagsan u ah isbahaysiga ka dhexeeya waddamada gobolka ee daneynaya xasilloonida gobolka iyo iskaashiga.”ayuu yidhi Baashe Cumar

Halkan ka Akhri warkaas oo Faahfaahsan:-

https://t.co/Rf7hrKiZgU

— Bashe Omar (@BasheOmar) August 14, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this