Sign in to follow this  
Deeq A.

Taiwan Oo Maanta Si Rasmi Ah Xafiiska Dublumaasiyadeed Uga Furatay Hargeysa+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.

Munaasabadda waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti kale.

Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online ka kaga qayb-galabta.

1.jpg 2.jpg 3.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this