Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Duqa Muqdisho oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa halkaas waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug gaar ahaan madaxweyne ku-xigeenka Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galaya shirka wadatashiga hannaanka doorashada ee u dhaxeeya DFS iyo maamul Goboleedyada.

Magaalada ayaa waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Maxamed C/llaahi Farmaajo, Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed iyo Madaxweynaha martida loo yahay ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”, kuwaasoo shalay gelinkii dambe illaa xalay shirar gaar gaar yeelanayay.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

117934339_2656897224549020_2998569008783 117966335_2656897157882360_1078444768423 117946736_2656897091215700_3399722862422 118074472_2656896954549047_4195959886024 118028614_2656896854549057_5999267436111 117921316_2656896597882416_4558152640162 118130431_2656896517882424_4714810928408 118088704_2656896287882447_2667610101460

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this