Deeq A. Posted August 16, 2020 Wararka ka imaanaya xeebta Xamar ayaa sheegaya in goordhow uu qarax ka dhacay halkaasi, kadibna laga maqlay rasaas dhinacyo badan ka dhaceysa. Wararka ayaa intaas ku daraya in rasaasta ay ka dhex dhaceyso Elite Hotel oo ah mid cusub oo dhowaan laga furay halaasi. Lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay, laakin ciidamo ayaa goobta gaaray, waxaana socda dagaal labada dhinac ah. Wixii soo kordha kala soco halkan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites