Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane, Cabdi casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Madaxwayanaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, Ku-xigeenkiisa Cali Ciid iyo Masuuliyiin kale.

Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweyne Lafta-gareen ayaa magaalada Dhuusamareeb kaga qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb 3 ee looga tashanayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka.

Sidoo kale, Madax kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ku wajahan magaaladaas,kuwaas oo iyagana ka qeyb galaya shirka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

117817770_609566183261404_64440569233018 117725238_609566126594743_37783620566604 117870944_609566079928081_35869459505550 118040966_609565993261423_76486950454215 117884188_609565966594759_24579861498131

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this