Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Xeer Ciqaabaya Dadka Mandooriyaha Isticmaala

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanada golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha.

Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa kamid ah in qofka lagu qabto isaga oo Maandooriye isticmaalaya, maxkamadda horteedadana ka hor cadeeya lagu Xukumaayo saddex sanno ilaa laba sanno oo bilaa iib ah iyo afartan jeedal oo ciqaab ah.

Xildhibaanada ayaa badi diiday oo dood ka keenay in walxa ka samaysan maandooriyaha aan loo isticmaali karin Dawo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this