Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulanka BF Soomaaliya oo lagu wado in uu goo rdhow furmo

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulanka golaha Xildhibaannada shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow uu ka furmo xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa.

Kulanka oo ah mid aad u xasaasi ah ayaa waxaa golaha shacabka khudbad ku saabsan xaaladda dalka u jeedin doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa loogu sheegay in kulanku uu furmayo 9-ka subaxnimo waxaana la faray in ay kasoo qeyb galaan

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this