Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo ciidamo badan dhigtay waqooyiga Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta Puntland ciidamo dheeraad ah ay dhigtay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi.

Ciidamada ayaa lagu soo warramayaa inay xoojin doonaan amniga, iyaga oo durbo howl-gallo baaritaano ah ka bilaabay halkaasi.

U jeedka ayaa waxaa lagu sheegay sidii ay uga hortagi lahaayeen kooxaha maleeshiyaadka ee weli ku sugan waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Dhowaan ayey aheyd markii taliyihii madaxtooyada Puntland lagu dilay magaaladaasi, kadib iska hor imaad dhex-maray ciidamada ammaanka iyo maleeshiyaad hubeysan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this