Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo sameeyey magacaabis iyo xil-ka qaadis

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha HirShabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xil-kii ka qaaday wasiirka Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi, Mudane Cali Xaaji Cabdulle, kadib wareegto uu soo saaray.

Waare ayaa sidoo kale xil-kaasi u magacaabay Xildhibaan Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud, wuxuuna faray inuu si deg-deg ah ula wareego xil-ka.

Sidoo kale laamaha amniga iyo cid weliba oo ay quseyso ayuu faray inay la shaqeyso wasiirka cusub ee uu magacaabay.

Halkan hoose ka khriso:-

Waare

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this