Deeq A. Posted August 9, 2020 Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya. Halkan Ka Daawio Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Yeeray Ethiopia Halka Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Ethiopia Itoobiya: Ma Aqoonsanin Somaliland, Waxaanna Taagereynaa Midnimada Soomaaliya Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites