Deeq A. Posted August 8, 2020 Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarubta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah. Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada la xiriira, kaas oo sida horay loo sheegay ay meel marintiisu ay muhiim u tahay dalka. Kulanka ayaa waxaa uu kamid yahay kalafadhiga 7-aad ee golaha, waana kala fadhigii ugu dambeeyey muddo xileedka golaha, waxaana horyaallo sharciyo dhowr ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites