Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarubta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah.

Akhrinta k1-aad  ee  sharciga dambiyada galmada la xiriira, kaas oo sida horay loo sheegay ay meel marintiisu ay muhiim u tahay dalka.

Kulanka ayaa waxaa uu kamid yahay kalafadhiga 7-aad ee golaha, waana kala fadhigii ugu dambeeyey muddo xileedka golaha, waxaana horyaallo sharciyo dhowr ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this