Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey degmada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ballaaran ka sameeyey degmada Qardho ee gobolka Karkaar.

Howl-gallada ayaa waxaa lagu soo qab-qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo raggii watay, sida uu sheegay taliyaha Booliska degmadaasi, Dhamme Cumar Hirad Kaatun.

Taliyaha ayaa tilmaamay howl-galka lagu beegsaday guri ku yaalla magaalada Qardho, islamarkaana ay ku soo qab-qabteen Xashiish aad u badan.

Sidoo kale wuxuu digniin u diray dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaalaya Maandooriyaha ee ku sugan halkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Cod-sakriye.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this