Deeq A. Posted August 5, 2020 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goordhow waxaa ay sii deysay weriye Maxamed Abuuja oo ahaa tifaftiraha radio Hiigsi. Arrintan ayaa timid kadib markii maxkamad la soo taagay 3-dii bishan, oo lagu eedeeyey dil, ka tirsanaan Al-shabaab iyo khiyaano qaran. Siideyntiisa ayaa imaaneya 5 bil uu sharci darro u xirnaa. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites