Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar Ka Mid Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Is Dhaxgalka Kooxaha Muqdisho Iyo Hargaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxaha kala dhisan magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaa la sheegay in ay wada ciyaari karaan labada dhinacba, qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay is dhaxgalka labada dhinaca.

Halkan Ka Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Ku Aadan Arinkaa

Goobjoog Sports

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this