Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Militariga Gobolka Tigreega Itoobiya oo dhoolatus sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Militariga gobolka Tigreega oo dhoolatus sameeyay

.
BBCCopyright: BBC

Militariga gobolka Tigreega ayaa dhoolatus ka sameeyay halkaas xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhex taagan gobolkan iyo dowladda federaalka.

Ciidammada gaarka ah iyo miltariga ayaa la arkayay iyagoo labadii maalin ee lasoo dhaafay dhoolatus ku sameynayo magaalada caasimadda u ah gobolka ee Mekele iyo magaalooyin kale.

Maamulka gobolka Tigreega kama uusan hadlin sababta ka dambeysa dhoolatuskan militari.

Xisbiga TPLF oo horay uga tirsanaa xisbigii EPRDF ayaa dalka Itoobiya maamulayay 27 sano, Way kala boodeen Abiy Axmed markii uu xilka qabtay , iyagoona markii dambe diiday in ay ku biiraan xisbiga cusub ee barwaaqada ee PP.

Waxay ku dhawaaqeen doorasho u gaar ah kaddib markii dowladda federaalka ay dib u dhigtay doorashada feyraska Corona awgii.

Article share tools

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this