Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanadda golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta  kumeel gaarha ah ee Villa Hargeyska ayaa ka doodi doono si wadista dib-u-eegista miisaaniyadda 2020.

Sidoo kale ajandaha ay ka doodayaan waxaa ka mid ah ka Doodis iyo u Codeyn Wax ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.

Muddooyinkii la soo dhaafay xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka doodayay arrimo xasaasi ah oo ay ugu muhiimsan tahay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this