Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabelle Dr Maxamee Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hirshabelle  Saalax Maxamed Xasan,

Waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuayb Abdikarim, waxaana sidoo kale wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle loo Magacaabay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.

Halkaan ka Akhriso:

 

Waare.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this