Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Lafta Gareen iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyey xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ujeedka socdaalka Lafta Gareen ayaa la xariiro wada-tashiyo ku aadan xaaladda dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa fatahaadaha ku dhuftay deegaanada maamulkaasi.

Sidoo kale inta uu joogo Caasimadda wuxuu kulamo kala duwan la qaadan doonaa mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:

116911138_630407707595870_8835188379356721986_n 117058049_630407800929194_1853325034024061230_n 116758910_630407874262520_2525940611230053313_n 116794514_630407944262513_8397770422004549945_n 116873211_630408050929169_8168437819080185500_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this