Sign in to follow this  
Deeq A.

Duq cusub oo loo magacaabay magaalada Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle ayaa xil-ka qaadis ku sameeyey duqa degmada Beledweyne, Marwo Safiyo Xasan Sheekh Cali, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Maxamed Cali Caadle ayaa xil-kaasi u magacaabay, Nadar Tabaax Maalin, iyada oo la faray inay si deg-deg ah xil-ka ula wareegto.

Sidoo kale waxaa la faray hay’adaha amniga ee Beledweyne inay la shaqeeyaan duqa cusub ee magaaladaasi.

Halkan hoose ka aqriso:

116792031_343208827074775_4738276097139677787_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this