Deeq A. Posted August 1, 2020 Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle ayaa xil-ka qaadis ku sameeyey duqa degmada Beledweyne, Marwo Safiyo Xasan Sheekh Cali, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Maxamed Cali Caadle ayaa xil-kaasi u magacaabay, Nadar Tabaax Maalin, iyada oo la faray inay si deg-deg ah xil-ka ula wareegto. Sidoo kale waxaa la faray hay’adaha amniga ee Beledweyne inay la shaqeeyaan duqa cusub ee magaaladaasi. Halkan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites