Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaar garowga Ciidul Adxaa oo laga dareemayo magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa suuqyada magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa lagu iibiyo Xoolaha Nool laga dareemayaa diyaar garow xoogan oo ku aadan munaasabadda Ciidul-Adxaa.

Sidoo kale suuqyada lagu iibiyo dharka iyo goobaha mac-macaanka ayaa ah kuwo aad u mashquul ah.

Wariyaha Shabelle, Filsan Cabdiraxmaan Duceysane ayaa warbixintan ka diyaarisay diyaar garowga Ciida.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/wa.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this