Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Farriin Iyo Hambalyo U Diray Shacabka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Shacabka Somaliland ugu hambalyeeyey munaasibadda ciida carafo oo maalinta berri ah ku beegan Insha Allah.


Sidoo kalena wuxu Guddoomiyuhu Bulshada ugu baaqay in laga farxiyo dadka danyarta ah iyo Agoomaha si ay dhammaanteen inoola qeybsadaan farxadda Ciida.


dhanka kale wuxu guddoomiyuhu dar-daaran lexejeclo weyn leh u diray dhallinyaradda gawaadhida goboladda dalka u kaxaysata maalmaha Ciida isaga oo uga digay xawaaraha dheer ee gawaadhida lagu kaxeeyo si nafahooda u bad-baadan, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this