Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadaallo Lagula Dagaalayo Anyaxa oo Ka Socda Gobollada Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

                   

 Sadar Institute oo Tarjuman 1 sAWIR-KALE.png

 

HORUDHACA

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAAW waxa ay maalgelisay Mac-hadka Horumarinta iyo u Adkeysiga aafooyinka ee SADAR iyadoo kataageereysa Mashruucau Awoodsiinta dadka Hawlgalka xakameynta Ayaxa/Anyaxa ee Soomaaliya. Mashruucaan ayaa la fulinayaa iyadoo gacan lagahelayo dowladda Soomaaliya.

Yoolka mashruucan ayaa ah in la billaabo olole wacyigelin, kolka la dhisayo lanaxoojinayo awoodda qaran ee maareynta ku habboon xakameynta xaaladaha degdegga ah ee Ayaxa.

NATIIJADA

Guudahaan255qof 43 Dumar ah iyo212 rag ah oo ka kala yimid shanta dowlad-goboleedayaa loo tababaray xeeldaha xakameynta Ayaxa, cilmiga noolaha iyo deegaanka, habka sahminta; iyo Keydinta sunta cayayaanka iyo adeegsiga hanta qashinka.  100 qof oo dheeraad ah ayaa la tababari doonaa todobaadkan.

 

Mashruuca ayaadaahfuray fulinta olole wacyigelinta xakameynta Ayaxa oo beegsanaya150 tuulooo kuyaaalla shanta dowlad-goboleed. Guudahaan 4500 qofood oobulshada ka mid ah ayaala gaarsiiyay.

 

SameyntaWacyigelintaCOVID-19

Iyadoo lagu baraarugsan yahay cudurka faafa ee saameeyay qeybo ka mid ah dalka,  hawl-fuliyeyaasha SADAR waxa ay tababarka ku dareen tallaabooyinka kahortagga cudurkaCovid 19.

116271529_3381102561911139_1670064508302506776_n.jpg?_nc_cat=110&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=j5bJwLRTT9AAX9SXHdp&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=8c621f507facee9289ab0f46ff1befe1&oe=5F45A6E8

116260989_821784558654001_2530173700347577284_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=JM4kwu5Op1wAX_aXHSZ&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=45e4706e9e0f65570f99caddcd939778&oe=5F466D4E

116271529_3381102561911139_1670064508302506776_n.jpg?_nc_cat=110&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=j5bJwLRTT9AAX9SXHdp&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=8c621f507facee9289ab0f46ff1befe1&oe=5F45A6E8

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this