Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor-Qoor iyo Cumar Filish oo yeeshay kulan gaar ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish).

Kulnka labada Mas’uul ayeey kaga wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo wada shaqeyn dhex marta maamulka Galmudug iyo Gobalka Banaadir

Labada Masuul ayaa sidoo kale waxa ay inta badan ka wda hadleen xoojinta sidii loga gudbi lahaa xilliga kala guurka ah ee uu haatan marayo dalku.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this