Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo qirtay inuu dad shacab ah ku dilay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidamada Maraykanka ee ka hawlgala qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa soo saaray warbixin kale oo ku saabsan khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaara duqaymaha iyo baaritaankii uu talisku ku sameeyey.

AFIROCOM waxay qiratay inay soo gaareen eedo la xiriira dad rayid ah oo ku dhintay duqayn uu Maraykanku ka gaystay nawaaxiga Jilib 2-dii Febraayo ee sanadkan 2020-ka

Maraykanku waxay sheegeen inay xaqiijiyeen dhimashada qof rayid ah oo ku dhintay duqayntaas.

Hay’adda u dooda xaquuqda Aadanaha wee Amnesty International ayaa horay Mareykanka ugu eedeysay in uu dad Shacab ah marwalba ku dilo duqeymaha uu ka fuliyo Gudaha dalka Soomaaliya.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this