Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka Federaalka, aanay wiiqi doonin dadaallada loogu jiro is-faham siyaasadeed oo wadar-ogol ah oo laga gaaro doorashooyin waqtigooda ku dhaca, oo aanay carqaladayn doonin ajendaha dib-u-habaynta Soomaaliya, ama aanay abuuri doonin xasillooni darro dib u dhac ku keeni karta guulihii ilaa iyo hadda laga gaaray arrimaha hortabinta u leh qaranka.

Halkan Ka Daawo Warbixinta Ka Soo Baxday Beesha Caalamka Ee Xaalada Soomaaliya

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Beesha Caalamka

Beesha Caalamka oo War Cusub Ka Soo Saartay Soomaaliya

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this