Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka PUNTLAND Oo Dib U Eegis Ku Sameynaya Heshiiskii Lala Galay Shirkadda DP World

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Kulan ay maanta yeesheen Baarlamanka maamul gobolleedka Puntland ayaa waxa ay kaga in dib u eegis lagu sameeyo heshiiskii Puntalnd ay la gashay hay’adda dakadaha Dubai ee DP World.

Ajandaha la xidhiidha dib u eegista heshiiska shirkadda DP World , ayaa waxa uu noqon doonaa kulanka berri uu yeelan doono Baarlamanka Puntland.

Dowlad Goboleedka Puntalnd ayaa waxay heshiis dhinaca dakadda Boosaaso ah hore ula gashay shirkadda DP World.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this