Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Allah u naxariistee waxaa  magaala Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Galmudug, kaas  oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa lagu bmagacaabi jiray Axmed Sheekh Yuusuf (Galti). waxaana uu u geeriyooday xanuun maalmihii tagay uu la jiifay marxuumka, sida ay xaqiijiyeen qaar kamida Elelada xildhibaanka geeriyooday.

Baarlamaanka maamulkaas iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka tacseiyeeyey geerida ku timid allah u naxariiste Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti). oo  Muqdisho ku geeriyooday.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this